Warbixin kusaabsan helsenorge.no
Helsenorge.no waxay u adeegtaa sida tilmaame ku haga dadwaynaha adeega caafimaadka, sidaa si lamid ah suurtagalada adeega-nafta ee nidaamka caafimaadka Norwey. Bogga internetka wuxuu kaloo ka koobanyahay macluumaad kusaabsan kahortaga, caafimaadka,ficnaanta, jirada,daawaynta iyo xuquuqda bukaanka. Ujeeda Helsenorge waa in ay dadka garab kusiiso in ay caafimaadkooda si fiican u ilaaliyaan, xaga ay kudhiirinayso hawlo baddan oo kaqeyb qaadasho ah oo ah adeega caafimaadka. Helsenorge.no ugu horeynba waxaa loogu talo galay bulshada guud, laakiin waqtiba waqtiga kadanbeeya waxay soo bandhigaysaa adeegyo, sidoo kale qancin doona kuwa ilaalinta caafimaadka xirfada u leh.
Warbixinta laga hello bogga internetka ee helsenorge.no wuxuu kayimaadaa ururo kala duwan oo kujira qeybta caafimaadka. Urur walba oo keena warbixin bogga internetka asaga ayaa mas'uul ka ah waxa ay warbixintaas ka koobantahay, aqoonta-ay kudhisantahay iyo tayada sareysaba.
Ururada ka qayb qaata waxyaabaha kusugan helsenorge.no waa: Helsebiblioteket, Folkehelseinstituttet, Giftinformasjonssentralen, Statens Legemiddelverk, Felleskatalogen, Legemiddelhåndboken, Kreftforeningen, Barnelegeforeningen, Store norske medisinske leksikon, Lex, Statens strålevern, Mattilsynet/Matportalen, NILU, NIVA, SIRUS, iyo kuwo kale oo xarumo aqoon kala duwan ah.
Helsedirektoratet waa maamulaha sare iyo soo saaraha helsenorge.no. Dhamaan macluumaadka kusugan bogga internetka ee helsenorge.no waa shakhsiyaad guud marnabana loo lama jeedin in dib loogu celiyo xariirka qofka bukaanka ah iyo kuwa daawaynta caafimadka xirfada u leh u dhaxeeya. Midaan waa run dhamaan warbixinta heshiiska diyaarka ah iyo sida warbixinta laga helo boggoga gaarka ah.