Kvinnehelse
  • Norsk
  • English
  • Français
  • Lietuviškai
  • Russisk (Русский)
  • Af-soomaali
  • Ukrainsk (Українська)
  • Vietnamesisk (Tiếng Việt)
  • Dari (دری)

Ilmo iska soo rididda

Haddii aad dalka Norway ku nooshahay waxaad xaq u leedahay inaad 18:ka toddobaad ee ugu horreeya ee uur-qaadista, aad go'aansato inaad ilmaha iska soo riddo. Halkan waxaad ka akhrisan kartaa warbixin ku saabsan xuquuqdaada, noocyada kala duwan ee ilmo soo rididda iyo meesha aad ka heli karto talo iyo hagitaan

Warbixin ku saabsan Ilmo iska soo rididda

  • Ma ku fekersan tahay inaad ilmaha iska soo rido?
  • Sidee baa ilmo iska soo rididda loo sameeyaa?
  • Hel isbtitaalka kugu dhow
  • Ma u baahan tahay qof aad kala xaajooto Ilmo iska soo rididda? (amathea.no)
  • Ku saabsan Ilmo iska soo rididda ung.no (ung.no)

Fant du det du lette etter?